
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdale Maxamed Carab Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Hure Haariye
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdale Maxamed Carab Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Hure Haariye Abdi Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ayaa si wadajir ah ugu soo xidhay tababar dufcadii labaad oo layli sarkaal ah kana kooban 708 xubnood oo ka kala tirsan Ciidamada Booliska iyo Badda.Tababarkan, oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday Kulliyada Saraakiisha ee Lixle Mandheera, ayaa ah mid lagu horumarinayo xirfadaha iyo aqoonta ciidamada, iyadoo diiradda la saaray kor u qaadista hogaaminta Saraakiisha .
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Hure Haariye Oo Madashani Kahadlay Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Layli Sarkaalkan Maanta Dhamaystay Tobobarka Mudada U Socday Waxaanu Taliyuhu Kudheeraday Ahmiyada Ay Ciidamadu Uleeyihiin Qaranka Jsl
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.08 (1)View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.09View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.08View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.07View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.06View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.05View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.04View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.03 (1)View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.03View
-
WhatsApp Image 20250305 at 10.47.02View