
HAMBALYO KOOXDA CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA GOBOLKA SAAXIL.
HAMBALYO KOOXDA CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA GOBOLKA SAAXIL.Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha jsl Admiral Axmed Hurre Haariye ayaa Hamablayo udirayaa kooxda Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl ee Gobolka Saaxil oo ku guulaystay wareega heerka 2-aad ee Gobolka Saaxil oo Berbera lagu soo gabagabeeyey.
Taliyaha ayaa sidoo kale ku hambalyey dadaalka iyo geesimadnimada ay sameeyeen kooxda ku ciyaarta magaca ciidanka , waxaan faray kocxdaasi inya sii wadaan dadaalka iyo ilaalinta magaca Ciidanka iyo kor uqaadista xirfadaha kubada cagta iyo kobcinta aqoonta .
Guushiinu waa guusha ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl .