Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan .

Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan .
Anniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl waxa aan halkan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda reer Somaliland, gudaha iyo dibeddaba, iyo Ummadda kale ee Muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha Dunida, Munaasibadda Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan awgeed
Taliyaha waxaa sidoo kale faraxada bisha barakaysane ramadaan wanaag iyo soon-qaad wanaagsan urajaynayaa dhamaan ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland
Sida oo kale, waxa aan dhammaan Ummadda Muslimiinta ah Allah SWT uga baryayaa in uu ka aqbalo Soonka, Salaadda, iyo Acmaasha wanaagsan bisha barakaysan ee Ramadaan .
Admiral Axmed Hure Haariye
Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl