Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland waxaa udiyaar uyahay tageerida iyo badbaadinta dadka badda dalxiiska uyimaada maalmaha ciida .

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland waxaa udiyaar uyahay tageerida iyo badbaadinta dadka badda dalxiiska uyimaada maalmaha ciida .
Ciidanka iyo gaadiidkooda badda ayaa diyaar ku ah xeebta batalaale wwxaana loogu talogalay ka hortagista dhibaato ku timaada dalxiisayaasha Berbera imanaya Maalmaha Ciida .
Abaanduulaha saldhiga 1-aad ee Ciidanka Ilaalada xeebaha iyo ciidanka uwataa waxay ka shaqayn-doonaan xeebta batalaale maalmaha soo socda , si aynu u ilaalino dhibaato nafaheed iyo mid hantiyeedba qofka muwaadinka ee xeebta ku dalxiisaya iyo dadka kale soo booqnaya xeebta Batalaale sidaa uu amray Taliyaha Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl Admiral Axmed Hure Haariye
#Somalialndcoastguard